Daawo Sawirada: Khayre Oo Qatar Uga Qayb Galay Furitaanka Madasha Dooxa
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka qayb galay furitaanka madasha Dooxa. Madasha Dooxa oo qorshuhu yahay in ay socoto maanta iyo berri, ayna kasoo qeyb geleen madax ka socota qaar kamid ah dowladaha caalamka iyo hey’ado caalami ah, ayaa waxaa furay amiirka Qatar, Tamim bin Hamad Al Thani. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali … Continue reading Daawo Sawirada: Khayre Oo Qatar Uga Qayb Galay Furitaanka Madasha Dooxa
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed